Dagaal dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa caawa salaadii maqrib kaddib ka dhacay agagaarka xarunta degmada Dayniile, waxa uuna dagaalka dhax maray ciidamo katirsan maamulka degmada iyo ciidamo kale. Sida xogta ku helay ciidanka dagaalamay waxaa kala hoggaaminayay nin lagu magacaano Maxamed Cabdulle Jaloose (Madoobe) oo katirsan maamulka degmada iyo Ajuuke nin magaciisa … Continue reading Dagaal dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho